Joblink Somalia

Uj: Shaqo Bannaan- CAMERAMAN/WOMEN & VIDEO EDITOR

negotiable Expired 4 years ago
This job has expired.

JOB DETAIL

 

Uj: Shaqo Bannaan- CAMERAMAN/WOMEN & VIDEO EDITOR
Mustaqbal Media/Radio
Mustaqbal media oo kakooban Xarun Raadiye, Degital Tv iyo Webiste, waxna ku baahiya Baraha
kaladuwan ee Bulshada waxa uu kamid yahay Warbaahinta xirfad yahanka ah ee Soomaaliya,
xaruntiisa weyn waxa ay kutaal Muqdisho
Faahfaahin Shaqada Bannaan
Mustaqbal Waxa ay raadineysaa xirfadle isku ah CAMERAMAN/WOMEN & VIDEO EDITOR
( FILM QAADE- TIFAFTIRE MUUQAAL/, lehna astaamaha hoose ku xusan
Afafka
Afka Soomaaliga oo ah salka iyo aaladda aan wax ku gudbino Qoraal, Maqal iyo Muuqaalba waa in
uu/in ay si dhammeystiran u fahmo ugna hadli karo qoraal iyo Maqal labadaba.
English & Carabi midkood waa humiim
Maxaa looga baahan yahay oo dheeri ah
1) CV (Sooyaal)
2) Xaashida katalabixinta shaqaaleysiinta
Emailka Codsiga (CV & All documents) ku dir info@mustaqbalradio.net
TT Faahfaahinta shaqada
1. Xilliga codsigu furan yahay 06-Jan-2020
2. Xilliga codsigu xirmayo 15-Jan-2020
3. Booska Shaqada CAMERAWOMEN/MAN VIDEO EDITOR
4. Heerka Xirfadle (Professional)
5. Qaybta Wararka+Barnaamijyada
6. Muddada Shaqada Hal sano (3 bil oo xilli huuris ah)
7. Goobta Shaqada Muqdisho
8. Lambarka xayeysiiska shaqada Mustqabal/SOM/001/01/2020
9. Heerka Aqoonta Tababar & Waaya-aragnimo
10. Waaya-aragnimada 2-4 sano oo shaqo Tifaftir muuqaal iyo Naqshadeyn
11. Balwad & Dhaqan xumo 0
12. Aqoonta guud Kushaqeyn karo Barnaamijyada tifaftirka Muuqaal
13. Safarada iyo Tababarada Awooda in uu u safro meelo kale
14. Da’da 25 jir, kayar ma door bideyno

 

Mogadishu, Somalia
This job has expired.