Joblink Somalia

Uj: Shaqo Bannaan- Soosaare xirfadle ah (Professional producer) & Webmaster & Social Media Manager

negotiable Expired 4 years ago
This job has expired.

JOB DETAIL

Uj: Shaqo Bannaan- Soosaare xirfadle ah (Professional producer) & Webmaster & Social
Media Manager
Mustaqbal Media/Radio
Mustaqbal media oo kakooban Xarun Raadiye, Degital Tv iyo Webiste, waxna ku baahiya Baraha
kaladuwan ee Bulshada waxa uu kamid yahay Warbaahinta xirfad yahanka ah ee Soomaaliya,
xaruntiisa weyn waxa ay kutaal Muqdisho
Faahfaahin Shaqada Bannaan
Kaalimaha: 2
1. Soosaare xirfadle ah (Professional producer)
2. Webmaster & Social Media Manager
Mustaqbal Waxa ay raadineysaa xirfadlayaasha kala ah Soosaare xirfadle ah (Professional
producer) & Webmaster & Social Media Manager
Xirfadda & Aqoonta
1. Afka Soomaaliga oo ah salka iyo aaladda aan wax ku gudbino Qoraal, Maqal iyo
Muuqaalba waa in uu/in ay si dhammeystiran ugu hadlo, u fahmo u qoro ugna hadli karo
qoraal iyo Maqal labadaba.
2. Kaalinta Webmaster & Social Media Manager qofka soo dalbanaya English waa in uu si fiican
ugu hadlo qoraal ku hadal labadaba
Maxaa looga baahan yahay oo dheeri ah
1) CV (Sooyaal)
2) Xaashida katalabixinta shaqaaleysiinta
Emailka Codsiga (CV & All documents) ku dir info@mustaqbalradio.net
TT Faahfaahinta shaqada
1. Xilliga codsigu furan yahay 10-Jan-2020
2. Xilliga codsigu xirmayo 16-Jan-2020
3. Tirada kaalimaha 2 Boos
4. Qaybta Website, Social media, Wararka+Barnaamijyada
5. Muddada Shaqada 6 bil (3 bil oo xilli huuris ah)
6. Goobta Shaqada Muqdisho
7. Lambarka xayeysiiska shaqada Mustqabal09012020
8. Heerka Aqoonta Degree in Media, Social Science etc, Tababar &
Waaya-aragnimo
9. Waaya-aragnimada 3-6 sano oo shaqo soosaaris, Maamulidda Website
iyo Social media
10. Balwad & Dhaqan xumo 0

Mogadishu, Somalia
This job has expired.