TENDER FOR THE SUPPLY OF SKILLS MATERIAL IN KISMAYO AND JOWHAR:
INTERSOM Relief and Development Organization INTERSOM is a Nonprofit Organization registered in the Federal Republic of Somalia to offer Relief Services and support the creation of an enabling environment for Sustainable Socioeconomic Development in partnership with other likeminded International, Our goal is to provide vulnerable in Somalia with access to basic needs which include […]
Shaqo banaan: Kulliyadda Sayniska- Geology
Horudhac: Waxbarashada Sare ee wadanka waxay soo bilaabatay xilligii daakhilayadii Talyaaniga, iyadoo u qaabeysan hab Dugsi Sare, oo ay la socdeen tababaro xirfadeed. 1950kii ayaa maamulkii xil-gaarsiinta ahaa (Transition-Afis), wuxuu furay Machadkii Siyaasadda iyo maamulka. Balse, waxbarasho sare oo tayo leh, waxay si rasmi ah uga bilaabatay wadanka sanadkii 1954-kii, ka dib markii maamulkii xil-gaarsiinta […]
Sidee loo qoraa CV caalami ah
Waa maxay CV? “CV-ga waa warqadda yar ee ay ku qorantahay dhammaan faahfaahinta ku saabsan nafsadaada iyo guud ahaan waxyaabihii aad soo qaadatay sidda waxbarashada heerka aad ka gaartay, siminaarada aad soo qaadatay iyo xirfadaha aad wadato.” Iska illaali marwalbo inaad CV-gaada ku qorto waxyaabo ka baxsan anshaxa wanaaga ee ka dhaxeeyo xeerarka shaqada iyo […]
Ku xayaysii fursadahaaga shaqo Joblink
Ma tahay shirkada fursado shaqo bixisa? Ku xayaysii shaqooyin-ka shirkaddaadu bixinayso web-ka joblink.so. Waxaad fursad u helaysaa in dad badan oo ku xidhan web-ka joblink.so ay soo codsadaan amaba lasocdaan fursadaha shaqo ee shirkaddaadu bixinayso.
Welcome to Job Link Somalia
JobLink Somalia is a job search portal that announces all available vacancies both in the public and private sectors. The Portal is planned to become your one-stop solution for all job-related issues. In addition to vacancies, JobLink Somalia will help you get expert career advice from sector professionals, employers, and recruiters. You can follow job […]