Ku xayaysii fursadahaaga shaqo Joblink

Ma tahay shirkada fursado shaqo bixisa?

Ku xayaysii shaqooyin-ka shirkaddaadu bixinayso web-ka joblink.so.

Waxaad fursad u helaysaa in dad badan oo ku xidhan web-ka joblink.so ay soo codsadaan amaba lasocdaan fursadaha shaqo ee shirkaddaadu bixinayso.