Uncategorized

Shaqo banaan: Kulliyadda Sayniska- Geology

Horudhac: Waxbarashada Sare ee wadanka waxay soo bilaabatay xilligii daakhilayadii Talyaaniga, iyadoo u qaabeysan hab Dugsi Sare, oo ay la socdeen tababaro xirfadeed. 1950kii ayaa maamulkii xil-gaarsiinta ahaa (Transition-Afis), wuxuu furay Machadkii Siyaasadda iyo maamulka. Balse, waxbarasho sare oo tayo leh, waxay si rasmi ah uga bilaabatay wadanka sanadkii 1954-kii, ka dib markii maamulkii xil-gaarsiinta […]