Sales

Sidee loo qoraa CV caalami ah

Waa maxay CV? “CV-ga waa warqadda yar ee ay ku qorantahay dhammaan faahfaahinta ku saabsan nafsadaada iyo guud ahaan waxyaabihii aad soo qaadatay sidda waxbarashada heerka aad ka gaartay, siminaarada aad soo qaadatay iyo xirfadaha aad wadato.” Iska illaali marwalbo inaad CV-gaada ku qorto waxyaabo ka baxsan anshaxa wanaaga ee ka dhaxeeyo xeerarka shaqada iyo […]